DhoodimeerNews.com

Sun 17/12/2017

Hadaanu nahay bahda dhoodimeernews iyo dhamaan jaaliyada reer Puntlanand ee Australia Waxaanu Tacsi انا لله وانا اليه ر

Hadaanu nahay bahda dhoodimeernews iyo dhamaan انا لله وانا اليه راجعون
jaaliyada reer Puntlanand ee Australia waxaaay tacsi murugo leh u direynaa dhamaan ehelkii iyo caruurtii iyo dhamaan Beesha Farah Shirwac_ Reer Fiqi Xirsi Farah, Bulshawynata reer Puntland u ga geeriyoodey Fiqi Bashir Cabdille Codweyn oo shalay ku geeriyoodey magaalada Stockholm Sweden dhamaan ehelkii qaraabadii iyo bulshadii uu ka baxayna Alle samir iyo iimaan haka siiyo gaar ahaan iyo guud ahaanba
Ullaahay Janadii ha geeyo Fiqi Bashir Cabdille Codweyn

Aaaamiin



http://dhoodimeernews.com