DhoodimeerNews.com

Sun 17/12/2017

Abwan Ahmed C ali Cigaal, oo xalay oo aheyd, 21 Aug lagu sagoontiyey Melbourne Australia lagu oo bilihii la soo dhaafey booqasho ku joogey Australia

 Abwan Ahmed C ali Cigaal, oo xalay oo aheyd, 21 Aug lagu sagoontiyey Melbourne Australia  lagu oo bilihii la soo dhaafey booqasho ku joogey Australia, Ahmed Cali Cigaal, waxaa uu dhamaanba tegey Australia caasimadaheeda sida Melbourne-Sydney-Perth-Queensland oo intaba uu kula kulmey soo dhaweyn aad iyo aad u sareysa, jaaliyadaha Somaliyed iyo Jaaliyada DDIS, ee ku Australia New Zealand


Dhamaan jaaliyada ku hadla afka Somaliga ayaa u hiloobey dhaqankii iyo fankii Somaliyed ayaa waxaa ay u soo dhaweeyeen Abwaan Cigaal si aan horey qofna loogu soo dhaweyn loona kala harin.

Intii uu joogey Abwaan Ahmed Cali Cigaal, waxaa communitiga Somalia of Australia, waxaa uu ka sheegtey wixii uu kala kulmey oo aheyd  amaan balaaran oo fara baden gaar ahaan iyo guud ahaanba, gaar ahaan  gabdhaha Somaliyed ee Australia ku nool,xalayna uu Cigaal yiri, laf dhabrtii Somaliyed, dhaqankii Somaliyed in ay yihiin gabdhuhu kuna guubaabiyey in ay sii wadaan  


Abwaan Cigaal ayaa u qushuucey habkii iyo soo dhaweyntii ay Australia u fidisey, runtiina sheegey in uusan maraba ilaabi doonin kalsoonida iyo wanaagii uu kla kulmey Australia

Ahmed Cali Cigaal, waxaa uu yahay abwaanada  fara ku tiriska ah ee ka harey fanaaniintii hoboladada Wabari yahayna Abwaanadii Waberi ee nasiib ka u yeeshay in uu ku soo booqdey Australia

 

Waxaa uu kaloo amaan u jeediyey Abwaan Cigaaol-Abwaan da yar  kale oo ahaa kuwii xalay katumey Melbourne Communiy Abwaan–Abwaahn Cabdiqadir Cali Cumar Bullaale oo runtii si fiicahn ula socday Abwaan Cigaal intii joogey Australia runtiina xalay si fiican uga tumey xafladii sagoontiga ee xalay ka dhacdey Braybrook Entertainment Centre



Waxaa soo socda faalo dheer oo ku saabvsan Cigaal iyo Australia

 


 

 

  http://dhoodimeernews.com